(Sawirro) Mareykanka oo boqolaal milyan ugu deeqay Itoobiya ka dib booqashadii Blinken

Mareykanka ayaa sheegay in Itoobiya ay tahay xulafadooda ugu muhiimsan geeska Afrika, iyadoo haatan meesha laga saaray mad madowgii u dhexeeyey ee ka dhashay dagaalkii lagu qaaday Tigray. Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Anothony Blinken ayaa la kulmay ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed iyo ra’iisal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha debedda Demeke Mekonnen, taasoo … Continue reading (Sawirro) Mareykanka oo boqolaal milyan ugu deeqay Itoobiya ka dib booqashadii Blinken